21 Comments

  1. asc ww ustad waruntada waxad shegtay oo dhan cashar walbo aan ka qato wuxu xan barsanyahay sir aan horay u arki jirin run ahantii wax lacag ah laguma qimen karo inta aan kaa faiday ALLAH haku abal mariyo ayan leyahay. weligay ma ilabayo istratijyadii sabunta ama AL YOOM guuleyso

  2. Asc sxb waxaaan kuwaydiiyey waxa realka ah ee aan ubaahanahay dadkagayaga bilowga ah ma jiraan aqoon aad ugu tala gashay dadkaa majiraan horta oo bilow ilaaa dhamaadleh intaydoontaba ahaatee anagaaa udiyaaree noosheeg meel aaan ka helikarno sxb mahadsanid sxb

  3. Macalin nolow runta ayaad ka hadashay dad badan ayaa jira o dadka maskaxdoda ku ciyaara jiro joog wiligaa mida kale macalin cashirada toska gorme no bilabe intaan kula jogay wax badan ayan ka faiday inkastoo mararka qaar qalad iga dhaco

  4. 🤑ustaad waa kuu hambalyeenaa waana ku faraxsanahay hormarka aad ka gaartay Forex iyo video-gii manta soo dubtay waa la cajabay Mida kale aad baan kugu xeranahay Trade-yada aad soo dirto Inta badan TP-ka way noogu dhacaan masha allaah intaas iyo in ka badan waan kaa fan.idnay Hori u soco markastane hormari xirfada dhalinyarada somaliyeed ee suuqan ku dhibtoon oo aniga kow ka ahay mahad sanid

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*